Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Ciidamada Itoobiya oo Lagu Weerarey Wanleweyn
Somaliland Borama Rays Hotel
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:11
Date:05-07-2008
Bosaso, Bari, Puntland, Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:14
Date:05-07-2008
Clay Aiken - Somalia Awareness
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:18
Date:05-07-2008
Mogadishu: 2 July 2008
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:31
Date:04-07-2008
Bob Marley - Africa Unite
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:37
Date:02-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 07 2008
Ciidamada Itoobiya oo Lagu Weerarey Wanleweyn
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 07 May 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Qarax xoogan ayaa galabta waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Degmada Walaweyne iyo Yaaq biri weyne ee Gobolka Shabelaha Dhaxe, ka dib markii lala beegsaday kolonyo ay wateen Ciidamada Itoobiya oo ku sii jeeday Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.

Qaraxaan ayaa waxaa uu ahaa Miinada nuuca rumud kontorolka ah oo melaha fug fug laga hago, waxaana qaraxan waxyeelo ka soo gaartay laba ka mid ah Gawaaridii ay wateen Ciidamada Itoobiya.

Wararka laga helayo Magaalada Wanle Weyn ayaa sheegaya in Ciidamada markii hore ay ka tageen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabelaha Hoose.

Ciidamadan Itoobiyaanka ayaa waxaa ay wararku sheegayaan in ay wateen ilaa 9 Gaari oo ah nooca loo yaqano uralka,kuwaasi oo labo kamid ah ay waxyelo xoobadan soo gaartey.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >